Duqa Caasimadda Hargaysa oo Diiday inuu ka hadlo Khilaafka Xoogan ee u Dhexeeya Isaga Iyo Xoghayaha Dawladda Hoose DAAWO
Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid ayaa indhaha ka qarsaday in uu ka hadlo khilaaf u dhexeeya isaga iyo Xoghayaha Fulinta Dowlada Hoose Cali Xasan Cawaale, mar ay warbaahinta arrinkan wax ka waydiisay isaga oo ku sugan golaha wakiilada Somaliland, Xoghayaha Fulinta ayaa hore u sheegay in uu ka shaqayn kari la,yahay maayarka oo uu Dowladdii hoose ka dhigay shirkad uu isagu leeyahay waa sidda uu Xoghaye Cali sheegay.