|

Dugsiyadda Waxbarasho ee Gaarka loo Leeyahay ee Ka Jira Magaaladda Hargaysa oo Ku Tartamaya Midkoodii ugu Lacag bata ee Hawsha Gurmadka Abaaraha DAAWO

Hargaysa, 11 April, 2016-(SDN/QJ): –Qaar ka Mid ah Dugsiyada Waxbarasho ee ka Jira Caasimada Somaliland ee Haragysa ayaa jawaab ka bixiyey dalab uu dhawaan u Gudbiyey Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare Mudane Mudane C.laahi Ibraahin Habane “C.laahi Dheere” oo ka Codsaday in Bah’da Waxbarasho ee Dalku ay Kaalintooda ka qaataan Gurmadka dhaqaalaha loogu talo galay dadka ay abaaruhu Saameeyeen ee Ku dhaqan Somaliland.
Arrintan ayaa dad badani u arkaan Mid Tartan dhex dhigtay Iskuulada Waxaanay Maamulada Dugsiyaddu ku hawlan yihiin Sidii uu Mid kastaaba Iskuulkiisu u noqon lahaa ka dhaqaalaha ugu badan ku wareejiya Gudidda abaaraha ee heer qaran.


Comments are closed