|

Dowlada Soomaaliya Oo Gaadiid Dagaal Ku Warejisay Maamulka Gobolka Hiiraan DAAWO

Beledweyne 17.October 2016 (SDN/QJ):- Taliska Ciidamada Dowlada soomaaliya ee Gobolka Hiiraan ayaa markii ugu horeysay soo bandhigay gaadiid dagaal oo ay dhawaan ugu deeqday dowlada dhexe ee soomaaliya .
Col’Tawane Axmed Gurey Taliyaha Ciidamada Guutada 10’ ee gaaska 21’aad ayaa warbaahinta kaga warbixiyay gaadiidka ay ku warejisay dowlada soomaaliya.
Sidoo kale Col’Tawane Axmed Gurey taliyaha ciidmada Militariga Gobolka Hiiraan ayaa shegay in qorshahoda uu yahay sidii al.shabaab ay kaga saari lahaayen degaanadii dhawaan ay isaga soo baxen ciidmada AMISOM.
Gaadiidka dagaal ay manta soo bandhigen ciidamada dowlada soomaaliya ee Gobolka Hiiraan oo dhawaan ay ku warejisay dowlada waxa uu imaanaya xili dhawaan ciidamada Ethopia ay qeybta ka ah howlgalka AMISOM ay isaga Degmada Moqokori iyo degaanka ceel-cali ee Gobolka Hiiraan,

Comments are closed