|

Dooddii Jimcaha ee BBC-da oo Lagu Faaqiday Doorashada Madaxtooyada Somaliland iyo Jewiga ka dambeeyey DAAWO

Hargaysa 25. November 2017 (SDN/QJ):-Dooddii Shalay Jimcaha ee Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da oo lagu Casuumay Siyaasiyiin, Aqoonyahan iyo Falanqeeyayaal kala duwan, ayaa lagaga hadlay ama lagaga dooday doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee 13-kii bishan dalka ka qabsoontay, Jawigii Natiijada iyo Marxaladaha ka dambeeyey illaa heerkii lagu qiimeeyey ololihii Xisbiyada UCID, Kulmiye iyo Waddani oo tartanka wada galay u soo sameeyeen.

Comments are closed