Dood Xiiso Badan oo dhexmartay labada Afhayeen ee Xisbiyada Wadani iyo Kulmiye iyo Xisbiga Ucid oo aan ka soo Qaybgalin Arimo aan la cadayn iyo Wariye Duraan oo ka rali galiyey Tagerayasha Ucid
London 02Oct14(SDN/QJ)Dood Xiiso Badan oo dhexmartay labada Afhayeen ee Xisbiyada Wadani iyo Kulmiye iyo Xisbiga Ucid oo aan ka soo Qaybgalin Arimo aan la cadayn iyo Wariye Duraan oo ka rali galiyey Tagerayasha Ucid ka dib markii uu casuumad u diray madaxda xisbiga ee ucid ee uk ku sugan oo aan marwalba ka qayb galin wariye duraan oo qurbejoog u waramay ayaa shegay inuu ka xun yahay oo ah markii shanaad ee xisbiga ucid ay soo gudbiyaan magacyada ka qayb galaya ay ka baqdaan baraamijkan.
Halkan ka daawo baraamijka.