|

Dood Kulul Oo Ku Saabsan Amniga Iyo Dilalka Ciidamada Booliisku u Gaystaan Dadka Rayidka Ah. (DAAWO)

Hargeysa,22Aug,2015(QJ/SDN)- Dhawaanahanba dadweynaha magaalada Hargeysa waxa kasoo yeedhaysay qaylo-dhaan ku aadan askar ka tirsan ciidanka bileyska oo dhawaan dad shicib ah ku toogatay  magaalada Hargeysa, Iyadoo dadweynuhu inta badan su’aal iska weydiinayeen xabbada nool ee ay bileysku isticmaalaan, Haddaba TVga Horn Cable ayaa laga sii daayay Dood arrintaasi ku saabsan, Dooddan oo ay ka qayb-galeen Taliyayaasha ciidanka ammaanka ugu sarreysa iyo wasiir-ku-xigeenka aminga iyo xubno ka tiirsam xisbiyada mucaaridka. sidoo kale dooddaas waxa qayb ka ahaa bulshada rayidka ah.

 

DOODDAAS OO DHAMMEYSTIRAN HALKAN KA DAAWO:

Comments are closed