|

Dood Kulul oo cilmiyeysan oo dhexmartey Pro Samatar Eng Faysal iyo Doorka Bulshada Sweden Qaddiyadda 18 May iyo 26 June DAAWO

dooda Gudoomiye Faysal iyo Prof Axmed Ismaaciil SamatarStockholm 17.April 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa dood Kulul Waxay ay ka Yeesheen Xuska 18 May iyo 26 June keebaa in la Weyneeyo u Baahan.

Aragtida Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Doodiisa ku Wajahnayd in 26 June ay Tahay Munaasibada u Baahan in la Weyneeyo isagoo Sheegay in Xuska 18 May uu Mudan yahay in loo dabaal dego.

Sidoo kale Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa dhankiisa ku dooday in Munaasibada 18 May ay tahay Maalin la Saxay Khalad la Galay Isagoo hoosta ka xariiqay inaan loo baahnayn in Laga Xajiimoodo Guulaha ay Maalintani ku Suntan tahay.

Muuqaalkan Hoose ayaa ah Muuqaalka Dhamayska tiran ee Doodaas

Comments are closed