|

Dilkii Lagu Khaarajiyey Wasiirkii Hawlaha Guud ee Somalia Cabaas Siraaji oo Saamayn Ku Yeeshay Qoyskiisa DAAWO

Nairobi 05. May 2017 (SDN/QJ):- Waxay ahayd Habeen hore Kadib Markii Ciidan ka Tirsan Dawlada Somalia ay Tacshiirad Rasaas ah Ku fureen Gaadhiga Wasiirkii Wasaaradda Hawlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumada Soomaaliya marxuum Cabaas Siraaji.

Wasiir Cabaas Siraaji oo ahaa Wasiirkii ugu da’da yaraa ee Xukuumadda Federaalka Somalia da’diisuna ahayd 31 Jir ayaa Sidoo Kale ahaa Xubin ka Mid ah Baarlamanka Somalia.

Comments are closed