|

Dib u Xasuuso Taariikhda Aqoon Yahan Jamaal Cali Xuseen (Shalay iyo Maanta) DAAWO

Hargaysa 25. December 2016 (SDN/QJ):- Wuxuu Mudo Ku Siman Afar Sannadood ahaa Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid,Markii uu dibada u soo baxay Khilaafka u dhexeeyay isaga iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Wuxuu ku eedayn Jiray in Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi uu dabada ka riixayo Muranka Xisbiga Ucid Isagoo damaca Gudoomiye Muuse ku Tilmaami Jiray mid raba sidii uu Saaxada uga Saari lahaa Murashaxnimadiisa.

Comments are closed