Dib U Xasuuso: Maxay Iska Shabahaan Is Casilaada Wasiiradii Todobaadkan iyo Kuwii Daahir Rayaale Kaahin.
Hargaysa 30.Oct 2015 (SDN/QJ)- Maalmihii u danbeeyey ee Xil haynta Madaxweynihii hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa Xubno ka Tirsan Golihiisa Wasiiradu Waxay Shaaciyeen inay Iska Casileen Xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin.
Waxaanu halkan maanta oo jimce ah idiinku soo gudbinayna xusuus taariikhi ah, oo ku saabsan waxay iska shabahan iscasiladda wasiiraddii Rayaale iyo Kuwa Siilaanyo.