|

Dib U Milicso Xisbiga Sidii Xisbiga Kulmiye Uu Uga Gubtay Warar Sanad Ka Hor Warbaahinta WikiLeaks Ka Qortay Oo Ku Saabsan Arimo Somali Weyn DAAWO

Hargaysa 03. January 2017 (SDN/QJ):- Waxaa ay aheyd muddo sanad iyo badh ah ka hor markii shabakada fashilisa siraha caalamiga ah ee WikiLeaks ay qortey warar ku saabsan in xukuumada Madaxweyne Siilanyo heshiis Federaal la soo gashay dawlada Somaliya.

Wararkaasi waxaa si xoogan uga gubtey xukuumada iyo xisbigeeda Kulmiye isla markaana warbaahinta la soo fadhiistey hadalo ay ku beeninayaan.
Sidoo kale waxaa iyaguna eedeymo culus xukuumada u jeediyey xisbiyada mucaarida iyo siyaasiyiinta madasha iyaga oo wararkaas ay baahisay WikiLeaks tix raacaya.

Comments are closed