|

Dhiiranaanta Yuhuudda iyo Dhoohanaanta Islaamka = W/Q: Guuleed Maxamed Xaashi

DIIN

Bismillaah walxamdulilaah walcaaqibatu lilmutaqiin walaa cudwaana illaa caladaalimiin, inkastoo aanan qoraa ahayn haddana waxaan doonayaa inaan halkan kusoo bandhigo macluumaad aan isleeyahay umadda islaamka ah ee afkan aan ku hadlayo ku hadasha waa u dheef ama wuxuunbay ka faa’iidayaan waxa dadka islaamka ah oo dhami ay ka war hayaan dullinimada iyo baaba’a ay umaddii nabi muxamed ku sugan tahay taas oo ka dhalatey kadib markii ay dadkii ka tageen ku dhaqankii sharcigii eebbe laguna dhaqmayo waxyaabo kale oo laga soo waariday yurub iyo galbeed

Laga soo bilaabo xilligii amiirkii islaamka ahaa ee furtay QUSDANDIINIYA ama ISTANBUUL waxa la sheegaa in yuhuuddu ay soo bilaabeen halgan ka dhan ay islaamka oo ay rabaan iney la wareegaan badhtamaha caalamka islaamka  waxay dileen MUXAMED ALFAATIX oo uu diley dhakhtarkiisii oo yuhuudi ahaa waxay habeenaddu isguraanba, wuxuu wakhtigu socdaba oday wal oo yuhuudiyi wuxuu inankiisa u dardaarmi jirey inay lahaan jireen wakhti hore badhtamaha caalamka islaamka.

Yuhuuddu waa umad shar badan, waxay sidaa halgan ugu jiraanba waxay dooneen inay reer yurub ku dhex yeeshaa kaadir ka fuliya hawlahooda halgan. Yurub yuhuudda lagama soo dhawayn waayadii hore ee waxay u hureen naf iyo maal si ay u hantaan quluubta dadka kiristaanka ah.wuxuu sidaa arinku ku socdaba waxa soo baxay yuhuud badan oo cilmiga barta, ganacsiyada yurub gala oo gaadha meel wanaagsan,  wuxuu ganacsigoodii gaadhay heer uu HITLER oo ahaa hogaamiyihii jarmalku ka cadhoodo. Xasuuqii jarmalka ee yuhuudda gaadhay wuxuu ka kacay dhaqaalihii jarmalka oo intiisii badnayd yuhuudi la wareegtey.

Intaas kadib waxa yuhuuddii yurub ay noqotey umad isku xidhan oo isku duuban waxay galeen siyaasaddii yurub meel fiicanna waa ka gaadheen waxaynna bilaabeen hammigoodii ahaa iney maruun hantaan meel kamida dhulka islaamka. Waxay sahansadeen meelo kamida qalbiga islaamka, waxa  laga joogaa xiligii ay falasdiin meelo kamida la wareegeen 70sano haddana wali damacoodii way wadaan ay kula wareegi lahaayeen dhulalka carabta inbadan oo kamid ah.

Israa’iil  waxay maraykanka hadda arimiya iyo reer yurub ugu sawireen in haddii aanay  difaacin qaddiyadda yuhuuddu kula wareegayso falasdiin aanu imanayn nabi ciise oo ay iyagu ilaah u aaminsanyihiin.

Mid kamida  aqoonyahanadda mareykanka oo lagu qiyaaso in muxaadaraadkiisa ay dhagaystaan illaa dhowr iyo toban milyan ayaa yidhi “mareykan waxa uu ilaahay ugu gargaarey taageeridda uu tageerayo yuhuud”.

Maanta waad arkaysaa siduu muslimku u taagdaranyahay waa arkaysaan waxa ruushku ka samaynayo siiriya,waad fiirsataan wuxuu maraykanku ka samaynayo afgaanistaan, waa u jeedaan waxa ku socda walaaleheen baarma iyo sida budhiisamku  u gubayo iyagoo nool, waad maqasheen waxa hindidu ka samaynayso kaashmiir, waa arkaysaan waxa itoobiya ay ka samayso dhulka ay gumaysato ee soomaalida.

Waad arkaysaan sida dhiiga ninka yuhuudigaayi uu qaaliga uga yahay caalamka waad la socotaan in kiristaanku isku dayayo inuu  wuxuu doono sameeyo. iyadoo sidaas ah hadana waxaan kusoo jarayaa hadalka muslimku wuu soo rogaal celine  diinta nin waliba inta uu ilaalin karayo ha ilaaliyo  hana difaaco.

Ilaahay waxaan ka baryayaa wixii khalad ah ee qoraalka aan ku qorey eenan ula jeedin inuu ii  dhaafo,dhibtana uu islaamka ka faydo faydo

Allaa Mahadleh Dhibaatada iyo Dheeftaba  

DHAMMAAD

 

Guuleed Maxamed Xaashi

Email:guuleed137@gmail.com

Comments are closed