DHGEYSO:Jaaliyada reer Somaliland ee dalka Canada oo afkaartooda ka bixiyay habkii Xukuumada Axmed Siilaanyo ula dhaqantay Ardeyda Jaamacada Hargeysa
Edmonton April 17,2014(SDN/QJ)-Jaaliyada reer Somaliland ee ku nool magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa afkaartooda ka bixiyay sida ay xukkumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ula dhaqantay Ardeyda Jaamacada Hargeysa oo cabasho ka muujiyay koror lagu sameeyay qarashaadkii ay ku dhiganayeen kuliyadaha kala gedisan ee Jaamacada Hargeysa.
Xukuumada ayaa ilaa iyo haatan xabsiyada ku haya ilaa 50 ka mida ardaydii mudahaaraadka ka sameeysay kororka kharshka Jaamacada Hargeysa.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/edmonton1.MP3″]