{DHEGEYSO}”Qurbejooga reer Awdal waxaa u haboon in wanaaga Somaliland ay ka shaqeeyaan oo wixii tabasho ah ay u dayaan dadka gudaha jooga” Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Saylici
Torornto April 28,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici oo booqasho ku maraya qaarada Woqooyiga America ayaa inooga waramay safarkiisan iyo dib u dhaca ku yimi doorashooyinka Somaliland iyo cabashooyinka isdaba jooga ah ee reer Awdal.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/saylici.mp3″]
HALKAN GUJJI SI AAD MOBILKAAGA UGU DHEGEYSATO WAREYSIGA MADAXWEYNE KU XIGEENKA SOMALILAND
SDN/QJ-Toronto