(DHEGEYSO)Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen “Marka la gaaro 26ka Juun Somaliland waa Wadatashi ama kala tashi
Seattle April 26,2015(SDN/QJ)-Wareysi aanu la yeelanay musharaxa madaxweyne ee xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu inooga waramay safar uu haatan ku marayo qaaradaha Yurub iyo Woqooyiga America.
Musharuxu Waxa uu inooga waramay mawqifka mucaaridka ee ku wejahan Doorashooyinka dib u dhacay, qadiyada maalgashiga Dekeda Berbera iyo doorka sharciga ah ee madasha Wadatashiga uga banaan siyaasada Somaliland.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/jamaal.mp3″]
HALKAN KA DHEGEYSO WAREYSIGA JAMAAL CALI XUSEEN