(DHEGEYSO):Hadii madaxdhaqameedku ka qeybgalo shirka Turkiga waxa ay fashil ku noqoneysaa Somaliland, Aqoonyahan Mohamed Hajji
Warwick Nov 23,2015(SDN/QJ)-Wareysi aanu la yeelanay aqoonyaham Maxamed Xaaji Maxamuud oo culuunta siyaasada ka bartay Jaamacada Warwick ayaa waxa uu ka waramay isbedel ku yimi wadahadaladii Somaliland iyo Soomaaliya.
Wadahadalada ayaa waxa ka qeybgelaya markii u horeysay madaxdhaqameedka Soomalaiya iyo Somaliland.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/haji.mp3″]