DHEGEYSO:Guddoomiyaha Banaadir oo leh Somaliland iyo Puntland Odey Dhaqameed baa Nabadeeyay Aaway Kuwii Banaadir
Muqdisho Aug 03,2013(SDN)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir isla markaana ah Maxamuud Tarsan ayaa ka waramay sababha uu sheegay in Muqdisho nabada loogu diidan yahay.
Sidoo Kale Tarsan waxa uu sheegay in Somaliland iyo Puntland ay nabadeeyeen Madax DHaqameedyo arinkaa isu taagay Balse waxa uu isweydiiyay halka eey mareen Wax garadkii Muqdisho,DHEGEYSO/DAAWO.