DHEGEYSO/DAAWO Madaxweyne Faroole oo ku tufay nidaamka Dawlada Dhexe
Garoowe June 11,2013(SDN)-Madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland ee dalka Soomaliya Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa si weyn uga hor yimi nidaamka dawlad dhexe oo danbe oo ka hirgasha Soomaaliya.
Madaxweynaha Puntlanad ayaa ku eedeeyay dawlada dhexe ee haatan in ay wado qorshe ay awooda ku maroorsaneyso.