DHEGEYSO:Boqor Raabi ayaa si Xoog ah u dhaliilay Golaha Deegaanka Caasimadda isla markaana mudaharaad ku baaqay
Hargeysa Mar 30,2014(SDN)-Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo ka tirsan Madax dhaqameedka Somaliland,ayaa si Kulul u dhaliilay Shaqadda Golaha Deegaanka Casimadda oo UU ku Tilmaamay qaar lagu Hungoobay.
Waxaana uu sheegay in uu si xidhiidh ah usoo bandhigi doonaan Hagar-daamooyinka ay Golaha Deegaanku ku hayaan Shacabka reer Hargaysa.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/raabi.mp3″]
HALKAN GUJJI SI AAD MOBILKA UGU DHEGEYSATO DHALIISHA BOQOR RAABI