Dhaxalkii uu Ka Tegay alle ha u Naxariistee Sheekh Khaliif Sh.Xasan Gudaal iyo Dardaarankiisii Shirkii Beelaha Somaliland ee Burco DAAWO
Hargaysa 18.April 2016 (SDN/QJ):- Halkan Waxaan idiinkuso gudbinayna Hadalo Dardaran ahaa oo laga Guntay rabi naxariisti jano howgu deeqee Marxuum Sheekh Khaliif Sh.Xasan Gudaal oo Todobaadkii Tegay ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.
Sheekhu Wuxuu 32 kii Sano ee Ugu Dambeeyay Ka Tirsana Guurtida Somaliland Marxuumku Wuxuu Qayb Libaax Ka Soo Qaatay Nabadayntii Beelaha Somaliland Bari Ilaa Galbeed Marxuumku Wuxu Ahaa Caalim Diinta Aad Loogu Ixtiraamo Alle Haw Naxariiste
Goobtan Uu Ka Hadlaya Waa Maalintii Gooni Isu Taaga Ee Somaliland Lagu Dhawaqayay 18 may 1991 Magaalada Burco.
Hadalkan Wuxu Ahaa Dardaarankii UU kula Hadlayay Beesha Dhexe