|

DHAMAN Jaaliyada Somaliland ee BRISTOL UK waxay tacsi udirayaan xoghayihii guud ee ururka suxufiyinta somaliland ee SOLJA Marxuum Maxamed Rashiid Muxumed FAARAX

Dhmaan Jaaliyada Somaliland ee Magaalada BRISTOL UK waxay Tacsi Udirayaan dhamaan Bahweynta Saxaafada Somaliland iyo Ururka Suxufiyinta Somaliland ee SOLJA, Geerida naxdinta leh ee ku timi xoghaya guud ee Ururka SOLJA Marxuum MAXAMED RASHIID MUXUMED FAARAX , oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi kadib markii uu dhawaan uu shil Baabuur uu ku galey Inta Udhaxaysa Magaalada Hargeysa iyo Berbera, Marxuumku waxa uu ahaa Ruug cadaa dhinaca saxaafada oo uu in Mudo ah ba uu kusoo dhex jirey, waxanu kasoo Shaqeyey Wargeysyada kala duwan ee kasoo baxa magaalada hargeysa. sida wargeyska JAMHUURIYA, SAXAFI, Waxaanu Marxuumka ilaahay uga Baryeynaa in alleh Naxariisti janno kawaraabiyo Samir iyo iimana uu kasiiyo Qoyskii. Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii. iyo Dhamaan Saxaafada Somaliland Odhan Gudo iyo Dibad ba.

Comments are closed