Dhamaan qoyska ilma Mohamed nuur (BITIJOOR) iyo dhmaan reer xusen yusuf ku nool aduunka dacaladiisu waxay hambalyo dhalasho farxad leh u dirayaan xaji abdi kariin xaji Mohamed nuur (bitijoor) iyo muna yusuf awaale oo xalay wiil ugu dhashay magaallada hargaysa ee caasimada Somaliland
Dhamaan qoyska ilma Mohamed nuur (BITIJOOR) iyo dhmaan reer xusen yusuf ku nool aduunka dacaladiisu waxay hambalyo dhalasho farxad leh u dirayaan xaji abdi kariin xaji Mohamed nuur (bitijoor) iyo muna yusuf awaale oo xalay wiil ugu dhashay magaallada hargaysa ee caasimada Somaliland .
Waxaa wiilka loo bixiyey. Sacad xaji abdi kariin xaji Mohamed nour
Dadka tahniyada diraya waxaa kamida 1. Hooyo aamina
2. Hooyo casha
3. Ahmed nasir maxamed nuur iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
4. Layla maxamed nuur iyo xajigeeda iyo caruurteeda
5. Yasmiin maxamed nuur xajigeeda iyo caruurteeda
6. Farax maxamed nuur xajigeeda iyo caruurteeda
7. Yusuf maxamed nuur iyo xaaskiisa
8. Maxamuud maxamed nuur
abdi casiis mohamed nor iyo xaaskiisa caruurtiisa
10. Cabdi kariin maxamed nuur iyo xaaskiisa
11. Muna maxamed nuur iyo xajigeeda iyo caruurteda
13. Xusen maxamed nuur
14. Ayaan maxamed nuur xajigeeda iyo caruurteda
15. Istahil maxamed nuur iyo xajigeeda iyo caruurteeda
16. Cabdi wahaab maxamed nuur
17. Cabdi lahii maxamed nuur
18. Cismaan maxamed nuur
19. Khalid maxmed nuur
20. Cali iid maxamed nuur
21. Nimco maxamed nuur
22. Warda maxamed nuur
23. Hibo maxamed nuur
24 cabdi casiis bashe xaji abdi yusuf
25 mustafe yusuf awale
Dhanka kale waxa halkan hanbalayadan ka diraya dhmaan xubnaha qoyska ila xusen yusuf
waxa ayna leeyihiin Sacad soo kor Illaahna hakaa dhigo kii diintiisa iyo dadkiisa iyo dalkiisaba anfaca.
Amiin amiin
Wariye khadar bitijoor
Ugandha
Office