|

Dhallinyaro Is Xilqaamay oo Deegaano ka Tirsan Gobolka Maroodijeex ka Fuliyey in dadku qaataan Kaadhka Codbixinta DAAWO

Hargaysa 27. July 2017 (SDN/QJ):- Dhallinyaro Iskood isu Xil qaamay ayaa Hawlgal ku Wajahan Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha waxay ka sameeyeen Deegaano hoos taga Gobolka Maroodi Jeex oo ay ka socota Wareegii labaad ee u danbeeyay ee Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha.

Comments are closed