|

DHAGEYSO: Wareysi Xiiso Badan Oo Aanu La Yeelanay Guddoomiyaha Gudidda Guud Ee SAHAN-BARWAAQO Maxamuud Muuse Gooni

GOONI

Hargeysa (QJ/SDN) – Waxaad halkan ka dhagaysan kartaa Wareysi Gaar ah oo aanu la yeelanay Guddoomiyaha Guddida guud ee SAHAN-BARWAAQO Maxamuud Muuse Gooni, waxaana aanu wax ka weydiin doonaa Guddoomiyaha oo aad wareysiga ku dhaagysan doontaan, waxyaabaha u hirgalay gudida Sahan-baraaqo mudadii ay jirtay, iyo weliba waxyaabaha u qorshaysan gudidada mustaqbalka dhow.

Sidoo kale waxaanu guddoomiyaha ka wareysan doonaa aragtidiisa ku aadan diiwaangelintii codbixiyayaasha ee ka socotay gobollada Somaliland, taasi oo madaxweyne siilaanyo uu hakiyay.

Waxa kale oo aanu guddoomiye gooni ka wareysan doonaa safar uu dhawaan ku tagay isaga iyo wefti uu hoogaaminayay dowlad deegaanka Somaalida itoobiya gaar ahaan degmada Daroor, iyagoo halkaasina kula kulmay masuuliyiin ka tirsan dowlad deegaanka.

Waxaana uu guddoomiyuhu nooga warrami doonaa mashaariic horumarineed oo halkaasi ka socota, iyo weliba xaalada abaareeed ee deegaanadaasi,

Dhanka kale, waxaanu guddoomiyaha wax ka weydiin doonaa mashqruuca BANKA QOOL-CADEY oo muran badani ka dhashay kaasi oo gudida Sahan-Barwaaqo ay horay qoraal uga soo saaraty.

Haddaba Halkan Hoose ka Dhagayso Wareysiga Oo Dhameystiran.

Comments are closed