|

DHAGEYSO: Roobabkii Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Saaxil

Berbera (QJ/SDN – Iyadoo muddooyinkii ugu danbeeyay ay abaar xooggani ka jirtay deegaannada Somaliland ayaa waxa lagu so warramayaa in Roobabkii Gu’ga ee raagay ay ka curteen deegaanno hoos yimaada gobolka Saaxil oo ay ka mid tahay degmada Sheekh iyo Mandheera.

Halkan Guji Oo Ka Dhagayso Roobabka Ka Curtay Gobolka Saaxil

Comments are closed