|

DHAGEYSO:- Mid ka mid ah Madax-dhaqmeedka PUNTLAND Oo Ku Baaqaya In Reer Koonfureedka laga saaro Deegaankooda

YAASIIN

Gaalkacyo (QJ/SDN) – Yaasiin CabdiSamad oo ka tirsan Odoyaasha dhaqanka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ka sheegay in dadka reer Koonfureedka ahi dhibaato iyo qaraxyo ay ka gaystaan deegaanada Puntland, isla markaana ay tahay inay deegaanada Puntland sIda ugu dhakhsaha badan uga baxaan dadka reer koonfureed gaar ahaan gobollada Baay iyo Bakool dadka kasoo jeeda

Hadalkan ayaa si wayn u naxdin galiyay dadka Soomaaliyed ee kasoo jeeda koonfurta kuna nool puntland kuwaasi oo ganacsi iyo nolol ku haysta deegaannada Puntland.

Haddaba halkan hoose ka dhagayso codka Nabadoon Yaasiin Cabdisamad.

Comments are closed