|

DHAGEYSO: Deegaanno Ka Tirsan Degmada SALLAXLEY Oo Roobabkii Gu’gu Ka Curteen

Hargeysa (QJ/SDN) – Deegaanada xuduudka Somaliland iyo Itoobiya ku teedsan kana tirsan degamda Sallaxley ayaa wax ka Curtay roobabki gu’ga oo si wayn loogu baahnaa.

roob da;ay

Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in roobku uu helay deegaanada kala ah Kaam-tuug, Warta Aadan Abokor iyo deeganno badan oo ku teedsan xuduudka. Waxaana dadka deegaanadaasi oo u Warramay Shabakadda Qurbejoog ay codsadeen in lala soo gaadho dhar iyo cunto ay dhaxant roobka iskaga dhigaan, maadaama muddo dheer ay abaartu soo haysay oo aanay iska xejin Karin dhibicda roobka.

Halkan Guji Oo Ka Dhagayso Dadka Deegaanka Oo Ka Warraya Roobabka Curtay

Comments are closed