|

Dhacdo Argagaxleh Gabadh Dhalinyaro Ah Oo Lagu Sixrey Gudaha Borama Iyo Xaaladeeda Nololeed DAAWO

Borama 25. March 2017 (SDN/QJ):- Iyada oo muddooyinkii ugu dambeeyey ay ku soo badanayeen guud ahaan qaybo ka mid ah gobolada dalka Somaliland sixridda dadka iyo af-duubka ayaa waxaa gudaha magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal lagu sixrey gabadh dhalinyaro ah oo da’deeda lagu sheegey 14 sano jir.

Gabadhan yar ayaa sida la sheegey waxaa sixirtay gabadh ay wada raaceen gaadiidka loo yaqaano Bajaajta ama tikta.kuwaasi oo iskaga kala gooshta xaafadaha gudaha magaalada Borama.

Gabadhan dhallinyarada ah ayaa sida la sheegey waxaa sixirtey haweeney u dhalatey dalka Somaliya.

Hooyada dhashey haweeneydaasi ayaa sheegtey in inanteedan la sixrey ay dooneyso gabadhii sixirtey,taasina dhib kala kulmeen.

Halkan hoose ka daawo faah-faahinta.

Comments are closed