Dhaarintii Shalay ee Golaha Wasiiradda Xukuumadd Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo La soo Bandhigay Galdalooliyinka Sharci ee Ka Muuqday DAAWO
Hargaysa 17. December 2017 (SDN/QJ):-Fadhi ay Shalay ku Kulmeen Xubnaha Golaha Wasiiradda Cusub ee Somaliland oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu dhaariyey Xubnaha Golaha Wasiiradda Cusub inay Xafidaan Sirta qaranka.
Hadaba dhaarintaasi shalay ee golaha wasiiradda ayaa la sheegay inay ka muuqtay gal daloolo sharci.