Dawladda Itoobiya Oo Shacabka Somaliland Ku Hambalyeysay Xuska 18-ka May DAAWO
Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Federaalka Itoobiya, ayaa Shacabka Somaliland ku hambalyeysay Xuska 26 Guurada Madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland oo xuskeedu maanta ku beegan yahay.
Qoraalk Kooban oo ka Soo baxay Xafiiska Qunsuliyadda Dawladda Federaalk Ehiopia ku leedahay Hargeisa Hambalyo Loogo Diray Maalinta Qaran 18 May Shacabka iyo Dawladda.
‘’Anigoo kul Hadlay Magacayg Xafiiska Qunsuliyadda Ethiopia ee Somaliland iyo keygaba waxan hambalyo u diraya anigoo u sii marinaya Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dawladda Iyo Shacabka Somaliland,Anigoo ugu Hambalayeynaya Maalinta Qaranimadda Somaliland ee Ku Beegan,18 May 2017.
Sidoo kale wuxuu ku Sheegay, anigoo ku kalsoon inuu sii koboci doono Xiidhiidhka Saaxiibtinimo ee labad dal, waxan u rajeynayaa horumar iyo barwaaqo Shacabka Somaliland .
Waxa Qoraalkaas ku Saxeexnaa B/General Berhe Tasfey Qunusuliyaddu Guud Federaalka Dawladda Ethiopia Somaliland.