Dawlada Jabuuti Oo La Saftay Xulafada Sacuudiga Hogaaminayo Kana Hor Timid Qatar
Jabuuti 09. June 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Jabuuti ayaa Cadaysay inay Taageersan tahay Xulufada uu Sucuudigu hor kacayo ee Xidhiidhka u Jaray Waddanka Qatar Waxaana Sidaas lagu Sheegay Warsaxaafadeed uu ku Saxeexan Yahay Wasiirka Arrimaha Dibada Jabuuti.