Dawlada Itoobiya oo Mudo Afar Bilood ah oo Kale Ku Kordhisay Mudada uu Dalkaasi ku Sii Jirayo Xaalada Deg Dega ah DAAWO
Addis Ababa 01. April 2017 (SDN/QJ):- Kadib Kacdoono dhiig badani ku daatay oo ka dhacay dalka Itoobiya Waxay Xukuumadda uu Hogaamiyo Raysal Wasaare Hayle Maryam ay Wakhti Kale Ku sii dartay Mudadda uu Wadankaasi ku Jirayo Xaalada Deg dega ah.