Dawlada Iiraan oo gargaar gaadhsiisay Qaxootiga Soomaalida
Dhadhaab Dec 28,2011(qurbejoog.com)-Dawlada dalka Iiran ayaa dhawaan gargaar ay ugu talo gashay Soomaalida dalkooda uga yaacday abaaraha iyo macluusha gaadhsiisay xeryaha qaxootiga ee Kenya.
Dawlada Iiran ayaa Soomaalida gaadhsiiyay deeq isugu jirta Busteyaal iyo Tedhooyin gaadhsiiyay Soomaalida qaxootiga ku ah Kenya.
Qm ayaa dhawaan shaacisay in aanay suurto gal aheyn in tirakob dhab ah lagu smaeeyo tirada Soomaalida ah ee ku dhimatay macaluusha dalka ku dhifatay.
Deeqdan ay Iiraan iminka Soomaalida gaadhsiisay ayaa ah tii 21naad ee ay ku caawiso Soomalida dhibaateysan,
Qurbejoog-Dhadhaab