Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Ka Hadashey Sababta Loo Joojiyey Wadada Madaarka Hargeysa DAAWO
Hargaysa 08. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xassan Shahar oo ka mid ah mudanayaasha golaha deeganka Hargeysa waxaa uu ka hadley sababta ay u joojiyeen dayac tirka wadada ka timaada madaarka ee magaalada soo gasha
Xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in wadadaasi ay dhawaan dhismaheedu dhamaan doono isla markaana sababta hada loo joojiyey ay tahay fasax Christmas day oo shaqaalaha wadadaasi dhisaayey ay qaar ajaanib yahiin .
Sidoo kale xildhibaanka ayaa waxaa uu meesha ka saaray in aanu jirin wax khilaaf ah oo ka dhashey xildhibaanada golahaasi