“Dawlada Federaalka ah ee aan Madaxweynaha ka ahay Cid Somaliyeed oo ay duulimaad ku tahay ma Jirto” M.Weyne Xasan Sh.{DHAGAYSO}
Muqdisho 08.Aug (SDN) Madaxweynaha dawlada federaalka ee Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa Fariin ku saabsan Munaasibada Ciidal Fidriga waxa uu u jeediyay Shacabka Somaaliyeed .
Madaxweynuhu waxa uu xusay in nabad ay ku gaadhi karaan Horumarka ay higsanayaan,Isagoo sheegay inuu fahamsan yahay Xanuunka dad badan oo Soomali ahi ay Goconayaan,Xusuusta Muragada leh ee soo martay inuu garanayo iyo Weliba dhibaatada dadka qaarkii ay kala kulmeen Sida uu Yidhi Nidaamyadii Xukunka Somalia soo Maray .
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/HASANSHEEKH08.mp3″]
Halkan Guji si aad Khudbada M.weyne Xasan Sheekh uga dhagaysato Mobilkaaga
Muqdisho SDN.
Qurbejoog.com