Dareenka Shacabka,Khilaafaadka Siyaasada Iyo Xalin la’aantooda DAAWO
Hargaysa 10. November 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Marba Marka Xigta Somaliland ku soo Kordhaya Khilaafaad dhinaca Siyaasada ah Kuwaas oo Marba Xal Kooban oo Xumad Jebin ah laga Gaadho.
Hasa Yeeshee Si rasmi ah looma daweeyo Halka Eelka iyo Xannuunku ka Yimid Balse Waxaa la dhayaa Nabar boogihiisu Muuqdaan.