Dareenada ay Xambaarsanayd Laba Khudbadood oo Mudo afar Sanno Gudahood ah uu Madaxweynaha Cusub ee Somalia Farmaajo ka Jeediyey Golaha Shacabka DAAWO
Muqdisho 09. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Laga Joogaa Mudo Afar Sanno ah Markii Madaxweynaha Cusub ee Somalia Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Isagoo Murashax Madaxweyne ah uu Sannadkii 2012-kii Khudbad u Jeediyey Golihii Shacabka ee Dawlada Federaalka Somalia oo uu Ku Soo Bandhigayay Waxqabadka uu rabo inuu Somalia ka Sameeyo hadii Loo Doorto Hogaaminta dalka Inkasta oo Doorashadaaas ku soo baxay Madaxweynaha wakhtigu ka dhamaaday haatan Xasan Sheekh Maxamud.