Dareen Lahasho leh oo Fannaanada Khadra Sinimoo Ku Cabirtay Saygeedii Hore ee ay kala Tageen Fannaan Mursal DAAWO
Hargaysa 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- “Xushmadiyo iyo wannaagii, xaq-dhawrkii dhex-deeniyo xasuustii eedday…Xaasidkana danmooday, haddaan aan xiiso kuu qabay..” Tuducyo ka mid ah Heesta ay ku cambirtay dareenkeeda iyo eeddii uu u soo jeediyey Mursal.
Halkan hoose ka daawo Muuqaalkan oo aanu idinku soo gudbinayno heesta ay ku karbaashay fannaankii furay ee Mursal oo wakhtigan sheegay inuu guursaday fannaanada la yidhaahdo Hodan Cabdiraxmaan, balse Fanaanka Mursal oo muuqaal ku soo duubay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay hadal dhaawac iyo halis ku ah hooyada dhashay Caruurtiisa oo uu meel kaga dhacay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalkan oo aanu idinku soo gudbinayno shabakada wararka ee Qurbejoog.com.