‘’Dalku Wuu Inaga Dhexeeyaa Cid Walbana Waajib ayaa Ka Saaran inay u Shaqayso’’Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani DAAWO
Hargaysa, 19 December 2016 (SDN/QJ): – Ambassador Maxamed Cali Aw Cabdi Murashaxa Jagada Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani oo Xubin ka ahaa Wefti uu hogaaminayay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ayaa ka Jawaabay eedo Mas’uuliyiin ka Tirsan Xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye u soo Jeediyeen Safarkii ay ku Joogeen Magaalada Nairobi oo ay shalay ka soo Laabteen.