|

Dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo Adis Ababa ku shiraya,maxay tahay sababtu?

Adis Ababa Mar 10,2012(SDN)-Dalalka ciidamaoodu ka hawgalaan Soomaaliya ayaa kulan ku qaatay magaalada Adis ee xarunta Itoobiya.

Dalalkan ayaa ka shiray habka ay u qeybsnaayaan hogaanka talis ee ciidamada AMISOM.

Waxa kale oo laga hadlayay shirka jiheynta hawgalada ciidamadooda iyo qorshaha dagaal.

Macada cida la weereegeysa hogaanka AMISOM iyo sida dalalkaasi ugu heshiiyeen xilalka la wadaagayo.

Balse waxa cad in dalalkani ka hordhacayaan miisaniyadaha loo qoondeeyay dagaalka Soomaaliya iyo qeybsiga hantidaa oo bilaabatay.

DFKMG ah ee Soomaaliya ayaan shirkaa ka qeybgelin isla markaana aanba ka warqabin.

 

SDN-Adis Ababa

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed