Dadweynaha Magaalada Burco Oo Si weyn Ugu Qayliyay Waddo Ay Dowladda Hoose Saddex Jeer Burburisay DAAWO
Burco,7Nov,2015(QJ/SDN)-Dadweynaha Magaalada Burco waxay maayarka ku eedeyeen inuu waddooyinka uu kolna cagafta gelinayo kolna daamurka kushubayo kuna lunsanayo lacag xad dhaaf oo ah cashuurtii dadka masaakiinta ah ee Burco laga qaadayay waxayna baaq u direen xukuumadda dhexe iyo hantidhowrka oo ay ka codsadeen inay ka soo gaadhaan magaalada maayarka
Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi Oo Faahfaahsan: