|

Dadkii Deganaa Gurigii lagaga Dhawaaqay Gooni Isu taaga Somaliland oo la Rarayo,Dhul iyo Dhaqaale loogu bedelay DAAWO

Burco 26.May 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahin Aadan Qabo ayaa Shaaciyey inay ka rarayaan dadka degan Gurigii lagaga dhawaaqay Gooni isu taaga Jamhuuriyada Somaliland.

Comments are closed