|

“Dadka Kuwan Lugayna Ee Suudhadhka Xidhani Waa Naafo Aan La Sheegin” Wasiir Cukuse DAAWO

Hargaysa 04. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Jamhuuriyada Somaliland oo ka qayb galey xuska maalinta naafada oo siweyn looga xusey magaalada Hargeysa oo khud badan dhinacyo badan taabaneysa meesha ka jeediyay ayaa sheegay inaanay dadku qalnbiga naafo laga noqdo laakiin aan laxaadka naafo laga noqon ““Dadka Kuwan Lugayna Ee Suudhadhka Xidhani Waa Naafo Aan La Sheegin”Cukuse

Comments are closed