|

Dad badan oo ku Dhintay XARAMKA kaddib Markii uu ku Dul-dhacay Wiish Weyni + Daawo Sawirrada

Makka,11sep,20159QJ/SDN)-Ugu yaraan 62 Ruux ayaa ku dhintay, in ka badan 80 ruux oo kalena way ku dhaawacmeen Masaajidka Maka Al-Mukarama ee dalka Sucuudiga kaddib markii uu kusoo dul-dhacay Wiish kuwa dhismaha ah.

Wiish_ku_dul_dhacay_Masjidka_Makka_Al_Mukarama (1)

Hay’adda Difaaca Madaniyiinta ee Sucuudiga ayaa Sheegtay in Dadku ay dhinteen kaddib Wiish kuwa dhismaha ah ku habsaday Qaybo ka mid ah Masaajidka Maka Al-Mukarama.

Wiish_ku_dul_dhacay_Masjidka_Makka_Al_Mukarama (2)

Sidoo kale, Mas’uuliyiinta Sucuudiga ayaa xusay inaan la ogeyn sababta uu kusoo dhacay Wiishkan, laakiin sawirro lasoo dhigay baraha bulshadu ku xidhiidho ayaa muujinaya wiisha oo ku dul-dhacay Qaybta kore ee Masjidka Makka.

11988340_1130587493637330_8654261442182239598_n

Dhacdadan ayaa timid iyadoo Toddobaadkii hore ay tageen Saudi Arabia boqollaal qof oo Xujey ah, kuwaasoo ka mid ah Malaayiin qof oo sannadkan gudanaya Waajibaadka Xajka oo ka mid ah Tiirarka Diinta Islaamka. 

Sawirro Muujinaaya Dhaawaca iyo Dhimashada

11988484_1130587433637336_8472293936575636798_n1499605_1130587463637333_3919100128689328517_n

QJ/SDN: Makka

Comments are closed