Dad Badan ayaa Aaminsan Sababta ay Xukuumadu Gacanta Kuugu Hayso inay La Xidhiidho In Hadii aad Bannaanka Istaagto aad Dib u Soo Celiso Dubbe Iyo Doolaal Maxaa Ka Jira Arrintaas? C.laahi Geel Jire DAAWO
Hargaysa 24. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Wasaaraddaha Warfaafinta, Iyo Kalluumaysiga C.laahi Ismaaciil Geel Jire ayaa Xogwaran uu Siiyey Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga ee ka baxa Telefishanka Universal ayuu ku Faahfaahiyey arrimo badan oo Somaliland ka Taagan.
C.laahi Geel Jire Tan iyo Markii Madaxweyne Axmed Siilaanyo ka qaaday Xilka Wasaaradda Kalluumaysiga looma dhiibin Jago Kale hasa Yeeshee hadana kama dhex maqna Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.