Hargeysa (QJ/SDN) – Waxaan halkan hoose ka daawan kartaa muxaadirada uu cinwaankeedu yahay Hargeysa [First Things First], waxaana innoo soo jeedin doona Fadiilatu Sheekh Dr,Bilal Philips.
Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN) – Waxaad Halkan ka daawan kartaa muxaadirada uu cinwaankeedu yahay Kaalinta ay leedahay wax bixinta Alle dartii, waxaana soo jeedin donna Fadilatu Sheekh Maxamed idiris. Daawasho wanaagsan.
Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (SDN) – Waxaad halkan ka daawan kartaa muxaadirada uu cinwaankeedu yahay ‘’Maxay Jeclaan Lahaayeen Ehlul Qubuurku’’, waxaana innoo soo jeedin donna Fadiilatu Sheekh Cabdillaahi Xassan Xaashi [Barbaraawi.
Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa – Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muxaadirada uu cinwaankeedu yahay ‘’Qiimaha Nabadda’’ waxaana innoo soo jeedin doona fadiilatu Sheekh Cabdillaahi Xassan Barbaraawi. Hoos Ka Daawo
Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 01 Feb , 2016 (SDN/QJ):- Waa Barnaamij Gaar ah oo ka Hadlaya Aasaaskii Ciidanka Qaranka Somaliland oo Ku Beegnaa 1 Bishii Feb Sannadkii 1994kii Waxaa idiin soo diyaarisay Shabakadda Qurbejoog.com. Barnaamijkan Waxaa idiin soo Jeedinaya Yuusuf Maxamed Ismaaciil iyo Cabdiraxmaan Bataash oo ka tirsan Asxaabta Qurbejoog.com ee Dhagaysi haboon.
Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ottawa Dec 25,2015(SDN/QJ)-Mushkiladaha Muslimiinta iyo in badan oo wadamada loo yaqaan dunida sadexaad haysta waxa ka mida mushkiladaha hogaanka. Hoos ka daawada muxaadaro ku saabsan arinkan. Fadlan hadii aad waqti yar siin karto daawooo ka faa’idayso.
Posted in dacwada | Read More »
Ottawa Mar 21,2014(SDN)-Waa Barnaamijkii todobaadlaha ahaa ee uu Sheekh Saciid Cali Axmed uga warami jiray arrimaha Bulshada khaasatan qoysaska Soomaaliyeed ee Qurbaha ku nool. Isu dheeli tir la’aanta qoyska, shaqada iyo aakhiro waa sababaha keena in qoyska ay la soo darsaan mushkilado mararka qaarkood burbur ku keena qoyska. Barmaamijkan oo ah kii labaad ee mushkiladaha […]
Posted in dacwada | Read More »