Home » dacwada
You are browsing entries filed in “dacwada”
Hargeysa,9,7,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Mucjisooyinkii Nebigeenna Muxamed (CSW).
Posted in dacwada,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,2,7,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa muxaadirada cusub ee uu jeediyay fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun “Xuska Alle”.
Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,1,7,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa su’aalo iyo jawaabo diini ah, waxaana su’aalaha innooga jawaabaya fadiilatu Sheekh Cadbillaahi Xasan Xaashi Berberaawi.
Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qisooyinka uu Quraanku ka sheekeeyay waxa ka mida kudbada uu Ibliis (Shaydaan) naarta dhexdeeda u jeedin doono dadkii aduunka raacay. Khudabadaas Ibliis iyo duruusta laga faa’idaysan karo ayuu ku saabsan yahay barmaamijka 14 aad ee barmaamijyada qisooyinka Quraanka.
Posted in dacwada | Read More »
Reer Bani-Isra’iil waxa uu Allah u soo diray nabiyo badan iyo mucjisooyin sidaas oo kale badan. Mucjisooyinkaas waxa ka mida xeedhadii cuntada ahayd ee ay xertii Nabi Ciise waydiisteen in uu Allah samada uga soo dajiyo. Sheekadii xeedhadaas ayaynu maanta ku soo qaadanaynaa barmaamijka 8 eedaas ee silsilada qisooyinka Quraanka. Fadlan hoos ka daawo, si […]
Posted in dacwada | Read More »
Dilkii uu horeeyay ee aduunka ka dhaca waxa uu ahaa dilkii ka dhex dhacay labadii inan ee uu dhalay Nabi Aadam oo midkood walaaliis dilay. Barmaamijka 7 aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan ku eegynaa dhacdadaas iyo wixii laga faa’idaysan karo.
Posted in dacwada | Read More »
Qeexitaanka erayga Mustashriq/Mustashriqnimada (Orientalist/Orientalism): “Mustashriq” waxaa looga jeedaa qof Caalim ah oo si gaar ah aqoon xeel-dheer ugu leh afafka iyo dhaqanada dhulka dhaca jihada Bari ee Aduunyada. Erayga “Orientalist” ama Mustashriq waxaa markii u horeysay ka dhexmuuqday oo loo adeegsaday luuqada af Ingiriisiga 1779. Erayga “Orientalism” isna waxaa looga jeedaa inla tilmaamo dhulalka dhaca […]
Posted in dacwada,Features | Read More »
Hargeysa,16,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa muuqaalka muxaadiro ku saabsan waxyaabaha soonka jabiya iyo waxa aan jabin, waxaana innoo soo jeedin doona Fadiilatu Sheekh Maxamed Cabdi Umal.
Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,14,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa qaybtii koowaad ee muxaadirada “Baro Rabbigaa”, waxaana innoo soo jeedin doona Fadiilatu Sheekh Cismaan Cali Xuseen.
Posted in dacwada,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,12,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa muxaadiro uu innoo soo jeedin doono Fadiilatu Sheekh Maxamed Ismaaciil ‘’Sahay Aakhiro”
Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »