|

DAAWO:Xukuumada Somaliland oo hore dimuqraadiyadii Qabyaalad ugu Doorsatay oo iminka leh Qabyaalad baa laga gudbay

Hargeysa July 29,2014(SDN/QJ)-Wasiirka wasaarada Maaliyada  Somaliland Cabdicasiis Samaale ayaa mucaarid ugu baaqay in aaney qabyaalad wax ku doonin ee ay la yimaadaan fikrado.

Wasiirku waxa uu ugu baaqay mucaaridka in laga gudbay xiligii qabyaalada wax lagu heli jiray loona baahan yahay in horumar loogu baaqo bulshada.

Hadalkan ayaa fejiciso ku noqday dadka falan qeeya siyaasada Somaliland, xukuumada uu Samaale ka tirsan yahay ayaa astaan u noqotay ku tiirsanaanta Beelaha iyo iska indho tirka nidaamka dimuqraadiyadeed ee hore Somaliland ugu dhaqmi jirtay.

HALKAN KA DAAWO ISBURINTA SAMAALE

Comments are closed