|

(DAAWO)Xisbiga UCID:Madaxweynuhu ma garanayo magacyada 46ka Wasiiradiisa waa laga saxeexay uun,Baarlamaanka waa in uu hortagaa

Hargeysa Sept 22,2013(SDN)-Madaxda sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID oo ay weheliyaan Xildhibaano ka tirsan gollaha wakiilada Somaliland ayaa maanta shir jaraid oo ay qabteen waxa ay si adag uga hadleen xaalada dalka.

UCID waxa ay bulshada u soo bandhigeen mooshin la horgeynayo gollaha Wakiilada Somaliland oo madaxweynaha suaalo lagu weydiinayo,DAAWO.

 

Comments are closed