DAAWO:Xaabsade shalay iyo manta” dalka Somaliland xuduudihiisa waa la yaqaan…..Puntland baan iminka ka hawlgelayaa”
Garoowe Aug 12,2014(SDN/QJ)-Odey Maxamed Cabdi Xaabsade oo horu u ahaa wasiir ka tirsanaa dawlada Somaliland ayaa mar kale intuu saluugay siyaasada Somaliland waxa uu iska xaadiriyay magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland.
Xaabsade ayaa sidan oo kale mar xilkii wasiirnimada Puntland laga qaaday waxa uu iska xaadiriyay Hargeysa, HALKAN KA DAAWO HADALADA KALA DUWAN EE XAABSADE SHALAY IYO MAANTA
SDN/QJ-Garoowe
contact@qurbejoog.com